__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

ARTHUR OO AY AMAANEEN QAAB CIYAAREEDKIISA HALYEYADII REER BARCELONA

ARTHUR OO AY AMAANEEN QAAB CIYAAREEDKIISA HALYEYADII REER BARCELONA
Ciyaar yahanka ku cusub camp nou oo amaan fara badan ka helay qamaamuurtii reer Barcelona.

Inkastoo ilaa hada tabaraha Barcelona Valverde aanu fursad siin Arthur melo uu ku ciyaaro, si uu usoo bandhigi mawhibadiisa, laakin waxa xaqiiqa ah kooxdiisa ay tababarka wada qaadaan iyo cidkasto aqoon u leh qaab ciyaareedkiisa inay ka warqabaan farsahaxan nimadiisa iyo tayadiisa.

ciyaaroyga aadka u amaanay waxa ka  mida kabtanka kooxda Lionel Messi ”Inkastoo ciyaartoyga cusub ee barcelona kusoo kordhay ay aad u fiican yihiin balse Arthur ayaan aad ugu sii bogay qaab ciyaardkiisa. isagoo hadalkiisa sii wata Messi wuxu yidhi uu i cajab galiyey, wuxuu i xasuusiyey Xavi passeskii gaa gaabna ee Xavi iyo qaabka uu ku badan u haynayo.

Waxa isna aad u amanay Luis Suarez isago ku tilmaamay inuu leeyahay aragti xeel dheer iyo tayo fiican.

Waxa isna amanay Halyeygii Reer Barcelona iyo Qaran Brazil Ronaldinho wuxuu isna ku tilmaamay inuu leeyahay Tayo aad u heer saraysa oo Barcelona caawin doonta.

Ciyaartoyga oo kaliya kumay koobnayn amaantiisu iyana waxa ka hadlay tabarayaasha iyo maamul Barcelona.

hadaladoodi waxa ka mida ” inkastoo is barbardhigu aanu haboonayn hadana waxaa uu leehay qaab ciyaareedkii Xavi” waxaanay sheegeen inay iska shabahaan kubad haysashada, fahamka qaabka ciyaartu u socoto iyo habka maamulaka khadka dhexe.

Inkastoo ilaa hada gabi ahaanba uu kooxda u ciyaaray 81 daqiiqo, hase yeeshee wuxuu u muuqdaa mid mustaqbal way ku leh kooxda difaacanaysa horyaalnimada Spain.

Attachment

Leave a Comment