__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

Aturo Vidal oo durba dhawac uga maqnaan doona Kooxda Barcelona

Aturo Vidal oo durba dhawac uga maqnaan doona  Kooxda Barcelona
Vidal oo tabarka laga saaray maanta dhaawac kasoo gaadhay jilibka awgeed.

Laacibka cusub ee Barcelona ku soo biiray xili ciyaareedkan Arturo Vidal ayaa dhaawac Jilibka kasoo gaadhay ciyaar saaxibtimo  Qarankiisu ‘chile’ la ciyaarayey  Japan.

Maamulka kooxda Barcelona oo maanta lahadlayey ‘Football Espana’ ayaa waxay sheegeen inu in mudaa ka Maqnaan doona tababarka. Waxaanan rajaynaynaa inuu si dhakhsaa ugu sooo laaban doono Tababarka.

Kooxdu Barcelona waxay sidoo kale saxafada usheegeen inuu dhaawacu fudud yahay.

Inkasto laacibkan khadka dhexe dhawr jeer oo hore ka dhaawacmay jilibka, hadana kooxda Barcelona waxay ku khamaartay laacibkan 31 jira, iyagoo kala soo wareegay kooxda reer jarmal ee Bayern Munchen lacag dhan 18 milyan oo yuuru.

 

Attachment

Leave a Comment