__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

BARCELONA OO QORSHAYNAYSA HESHIISH KORDHIN QAAR KAMIDA LAACIBINTEEDA

BARCELONA OO QORSHAYNAYSA HESHIISH KORDHIN QAAR KAMIDA LAACIBINTEEDA
Waxay ku tallo jiraan shanta ciyaartogeeda ugu muhiimsan in heshiish kordhin cusub loo sameeyo.

Siday wararku sheegayaan Barcelona waxay ku hawlan yihiin ayaamaha soo socda sidii heshiish cusbonaysiin ay ugu samayn lahayd shanta ciyaartoy ee kala ah, Lionel Messi, Gerard Pique, Sergio Roberto, iyo Samuel Umtiti. Sidaa waxa qoraysa Mundo Deportivo(MD), heshiisyadan  oo in mudaa hakad ku jiray koobka aduunka awgiis ayey, kooxdu u hawl gashay sidii arinkaa loo dhaqaajin lahaa.

Waxay sidoo kale kooxdu heshiishka usoo bandhigtay ciyaartoyada Rakitic, Jordi Alba, Rafinha iyo tababaraha kooxda Ernesto Valverde.

waxa isna si rasmiya u xaqiijiyeen heshiish cusboonaysiinta   kabtanka labaad ee kooxda Sergio Busquets,

Heshiishkaas oo ku eeg ilaa 2021.

Alba oo heshiishkiisu ku eegyahy mudo kordhin hal sano ah ayaa la rajaynayaa in la saxeexo inta aanu dhamaan xili ciyaareedkani.

Rakitij oo waraku isla dhaxmarayeen waayadan in kooxda reer France PSG ay baadi goobayso. ayaa isna kamida kuwa heshiishka loo kordhinayo.

Tababaraha oo heshiishkuu ku eegyahay xili ciyaareedkan ayaa isna mudo hal sano ah loo kordhin doona.

 

Attachment

Leave a Comment