__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

CIYAARTA LOOGU DAAWASHADA BADAN YAHAY ADUUNKA BARCELONA VS REAL MADRID OO LAGU DHAWAAQAY GOORTA LACIYAARI DOONO

CIYAARTA LOOGU DAAWASHADA BADAN YAHAY ADUUNKA BARCELONA VS REAL MADRID OO LAGU DHAWAAQAY GOORTA LACIYAARI DOONO

Madax weynaha La Liga  Javier Tebas oo ku dhawaqay ciyaarta El clasico.

Javier Tebas ayaa maanta ku dhawaaqay clasico da kowaad ee barcelona iyo Real Madrid in la ciyaaro doon bisha tobnaad(october) 28 maalinta axada.

Tebas oo  Radio ga Isbanishka ka soo gudbiyey faah faahinta  ayaa ciyaarta hore waxa lagu ciyaaro doona gegada Kooxda Barcelona Camp Nou.

Labada kooxod waxay ku bilaabeen xilli ciyaareedkan dar dar iyo firfircooni, koox walba sadexdii ciyaarod ee laciyaaray way badiyeen, inkastoo kooxda Barcelona ay goolal ku hogaaminayso liiga Isbanishka.

Hadaba waxaynu sugnaaba waa ciyaarta.

Attachment

Leave a Comment