__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

FALAQAYNTA WEERARKA CUSUB EE BARCELONA IYO REAL MADRID EE LOOGU MAGAC DARAY MSD AND BBA

FALAQAYNTA WEERARKA CUSUB EE BARCELONA IYO REAL MADRID EE LOOGU MAGAC DARAY MSD AND BBA
Weraryahanada Barcelona iyo Real Madrid MSD iyo BBA oo ilaa hada hirdamaya.

Labada koxoodba waxay ciyaareen sadex ciyarood La Liga ah, si fudud ayaanay u badiyeen.

Waxay ku soo galeen weerar aan labada dhinacba kala dhiciin

xaga Barcelona Messi, Suarez, iyo Dembele MSD.

Halkay Real Madrid ay weerarkeeda ku bilawday Benzema, Bale and Asensio.BBA

Hadaba waxaynu Falaqayn doona MSD iyo BBA

Hadaynu ku bilawno xaga weeraryahanada Barcelona MSD. Guud ahaan waxay sadexdoodu dhaliyeen 9 gool. oo kamida 14 gool ee ay guud ahaanba Barcelona dhalisay. taa macnaheedu waxay dhaliyee 69%  guud ahaan goolasha kooxdu dhalisay.

Ciyaarti ugu danbaysay ee ay la ciyaaraan kooxda Huesca sadexdooduba goolal ayey dhaliyeen, waana markii ugu horeysa inay sadexdooduba goolal dhaliyaan hal ciyaar .

afarta ciyaarood ee ay ciyaareen kooxda Barcelona maka lagu daro ciyaartii Spanish Super Cup. markay ugu yartay midkood ayaa shabaga gool ka dhalinayey.

Hadaynu ku laabano xaga Real Madrid Tababarah Real wuxu helay inuu isku xidho BBA. ka bacdi markuu ka tagay kooxda xidigoodi weynaa C.Ronald, bartaa uu ka baxay Ronaldo tababaraha Real wuxu ku buuxiyey Marco Asensio, ilaa hada si fiican ayey iskugu xidhan yihiin.

BBA waxay dhaliyeen 8 gool oo kamida 12 gool ee ay kooxda Real dhalisay. taa mcnaheedu 66% guud ahaan goolasha ay kooxdu dhalisay.

Asensio ilaa hada wax goola muu dhalin, balse wuxuu lasoo galay dar dar cusub. waxaanu sabab u ahaa rikoodhayaal badan oo ay kooxdu heshay isagana lagu galay rikoodhayaasha.

labada tababare ciyaar walba waxay ku bilaabayeen lixdan ciyaartoy.

Messi oo xaga Barcelona iyo Benzema oo xaga Real ah minute kasta way ciyaarayeen hal marna lama badalin.

Bale iyo Dembele waxay ahaayeen kuwa ugu badalka badan.

Benzema iyo Messi midkoodba afar gool ayuu dhaliyey La Ligaha  ilaa hada

Messi wuxuu u gudbiyey 26 pass saxiibkiisa Dembele, halka Dembele 16 uu siiyey Messi.

Xidhiidhka ugu badan ee BBA wuxu ka dhexeeya Asensio iyo Benzema waxay isku gudbiyeen guud ahaan 20 pass

Attachment

Leave a Comment