__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

Jurgen Klopp oo digniin culus u diray kooxaha ay isku hayaan hanashada Horyaalka.

Jurgen Klopp oo digniin culus u diray kooxaha ay isku hayaan hanashada Horyaalka.

 

Macalinka ku caanbaxay dhisida kooxaha ku caanka ah kubada dagdaga iyo  weerarka ku dhisan ayaa digniin u diray kooxaha ay isku hayaan hanashada horyaalka isagoo sheegay inay Liverpool kasii wanaagsanaan doonto heerka ay taagantay fasaxa kadib “Liverpool wali majoogto heerkeedii ugu wanaagsanaa wali”

Kadib afar guulood oo xidhiidh ah dad badan ayaa qaba in sanadkan ay Liverpool kula tartami doonto koobka kooxda Man City oo u eg mid sii wadata awoodeedii sanadkii hore.

“Ciyaartoydaydu kuma jiraan wali heerkoodii ugu sareeyay. Maxaa yeelay wali waxaanu joognaa xili hore” ayuu Klop usheegay Mirror “qof kastaa ha ogaado waxaa jira shaqo badan oo noo hadhsan wali”

“Marka aad guul gaadho afar jeer oo xidhiidh ah waa waali inaad sidan tidhaa, laakiin runtaa ah in ay tani tahay qayb yar oo kamid ah xili ciyaareed aad u dheer”

Laba kamida ciyaarihii furitaanka xili ciyaareedka ee Liverpool waxay kaliya guushu ku raacday hal gool, inkastoo ciyaartii furitaanka ay kooxda West Ham ku garaacday 4-0.

Bilaabashada aadka u wanaagsan ee ciyaartoyda cusub gaar ahaan – Alison Becker iyo Naby Keita – ayaa keentay in taageereyaal badani ku hamiyaan in Liverpool awood u leedahay hanashada horyaalka sanadkan kadib markii ay ka soomanayaan Premier League gam udo 28 sano ah.

 

Natiijooyinka Liverpool

The very latest football information here. Now downloading stats from the soccer data feed.

Attachment

Leave a Comment