__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

Laacibkii weynaa ee reer brazil Ronaldo oo saaxada kubada cagta dib ugu soo rogaal celiyey

Laacibkii weynaa ee reer brazil Ronaldo oo saaxada kubada cagta dib ugu soo rogaal celiyey
RONALDO OO NOQDAY MULKIILAHA UGU SAAMIGA BADAN KOOXDA REAL VALLADOLID.

Laacibka Reer Brazil iyo halyeygii hore ee Real Madrid, ayaa hantiyey kooxda ka dhisan wadanka Spain, kabacdi markuu iibsiday 51%.

42 jirkan reer brazil ayaa kala wareegay saamiga ugu badan madaxweynaha kooxda oo lagu magacaabo Carlos Suarez kaaso 66% lahaa kooxda Real Valladolid.

Ronaldo ayaa isniinti shalay  ku iibsaday saamiga kooxda lacag dhan 30 million oo euro.

Ronaldo oo saxafada lahadlaya  wuxu yidhi ”Inaan halkan soo gaadho waxaan u soo maray maraaxil fara badan intii kubada cagta aan kusoo dhex jiray” isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi ”waxaanu doonaynaa inaanu dhisno koox fiican oo tartami karta.oo guulo badan kasoo hoysa la ligaha Spanishka.

” Waxaan soo dhawaynaynaa taagerayaasha iyo cidkasta oo nagala qayb galaysa dhisada kooxda. wixii afkaar ah, aragtiyo, dhaliilo iyo rajo.

Madaxweynaha kooxda Suarez oo saxafada lahadlayey ayaa sheegay saami iibsiga ugu badan ee Ronaldo waxay ku soo kordhin doonta kooxda tayo iyo inay noqoto koox tartanta.

Mayorka magalada kooxdu ay ka dhisantahay ee Valladolid ee lagu magacaabo Oscar Puente ayaa isna xagiisa soo dhaweyey iibsiga Ronaldo ee kooxda isagoo sheegay wixii taakulayn iyo taageerid inaanu la garab taaganahay.

kooxdan oo afar sano oo xidhiidha ka maqnayd ciyaarah heerka koowaad ee dalka Spanishka ayaa kulan ciyaareedkan socda gashay laba ciyaarood oo bar bara ah iyo mid laga badiyey. oo ay barcelona 1 iyo 0 kaga badisay.

Attachment

Leave a Comment