__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

MESSI OO SHEEGAY INAY REAL MADRID AWODEEDI IS DHINTAY

MESSI OO SHEEGAY INAY REAL MADRID AWODEEDI IS DHINTAY
Laacibka weyn ee Reer Barcelona ayaa aminsan, inuu si fudud ugu tax  taxaashi doono La Laligaha ka bacdi marku ka dega rogtay rug cadaagi weynaa ee C.Ronaldo.

Lionel Messi ayaa sheegay inay Real Madrid awoodeedi sidii hore iska dhintay isagoo ku sababeebay ka tagitaanka C.Ronaldo, wuxuu sidoo kale qiray inay Juventus ku soo biirtay kooxaha ugu cad cad ee u sharaxan inay ku guulaysan karaan ciyaaraha yurub ee loo yaqaan european champions league.

Messi iyo Ronaldo waxay isla soo qaateen sagaal sano oo ay geesa iskula jireen, tartan adagina uu soo kala dhex maray, in badana ay taarikhdu xusi doonto. dad badanina ay aaminsan yihiin labadii ciyaartoy ee abid tartanki ugu adkaa soo kala dhex maray.

Ronaldo oo ugu wareegay kooxda juventus lacag dhan $130.

Messi wuxu sheegay tagidaa Ronaldo inay faa’ido weyn u tahay kooxda Barcelona gaar ahaan el calasico da ee Barcelona iyo Real Madrid.

Messi wuxuu hadalkiisa sii ”wataa waxay igu noqotay amakaag iyo layaab markaan arkay Ronaldo oo ka tagay gegada Bernabue ee Real Madrid sidoo kale waxa cajiib iyana igu noqotay marku tegay Juventus sababtoo ah waxa jiray kooxo kale oo aad u danaynayey”.

Messi wuxuu ciyaari doona caalam bilaa Ronaldo ah, waxaanu lasoo galay ruux iyo firfircooni fara badan, sidoo kale wuxuu aad u amanayey ciyaartooyada tayoda leh ee ay barcelona soo iibsatay sida Arthur, Clement Lenglet, Malcom iyo Arturo Vidal.

Wuxuu sidoo kale amanay ciyartoyga Arthur isagoo sheegay horey umaan aqoon laakin wuxuu leeyahay qaab ciyaareedkii halyeygii Reer Barcelona ee Xavi

Attachment

Leave a Comment