__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

Modrich oo Ronaldo ku garaacay abaalmarinta xidigii ugu wanaagsanaa yurub 2017-2018

Modrich oo Ronaldo ku garaacay abaalmarinta xidigii ugu wanaagsanaa yurub 2017-2018

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Luka Modrich ayaa si lama filaana u garaacay saxbkiisii hore ee cristiano ronaldo

Luca modrich ayaa qayb lixaad leh ka qaatay in Real madrid sadex sano oo xidhiidh ah ku guulaysato horyaalka champions league, waxaa kale oo uu wadankiisa ku hogaamiyay ciyaartii kama danbayta ahayd ee koobka aduunka.

Codaynta oo ay ka qayb qaateen macalimiintii kooxihii qaybta ka ahaa championka iyo suxufiyiin ayaa isla gartay in Luka Modrich uu u qalmo abaalmarinta.

Xidigaha kooxda real ayaa ahaa kuwa ugu badan ee abaalmarinta la gudoonsiiyay, iyada oo goolhaye Keylor Navas uu noqday gool ilaaliyaha ugu wanaagsan. Ramos ayaa lagudoonsiiyay abaalmarinta xidiga ugu wanaagsan difaaca halka Christiano ronaldo oo xili ciyaareedkii hore u ciyaarayay Real Madrid hada se u ciyara Juventus uu ku guulaysatay weeraryahankii ugu fiicnaa yurub.

Waxay wararku sheegayaan in Ronaldo aanu jeclaysan goaanka abaal marinta isaga lagu dhaafiyay.

Su’aashu la is waydiinayaa waxay tahay Real ma awoodi doontaa in ay guulo gaadho iyada oo Ronaldo aanu qayb ka ahayn. wakhtiga ayaa jawaab ina siin.

Attachment

Leave a Comment