__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

POGBA WUXUU U BAAHAN YAHAY INUU KA TARTAMO KOOBAB BADAN

POGBA WUXUU U BAAHAN YAHAY INUU KA TARTAMO KOOBAB BADAN
Mustaqbalka Pogba ee Manchester United shaki weyn ayaa ku jira, Luis Suarez wuxuu cadeeyey inuu aad ugu farxi lahaa inuu ku soo biiro kooxda Barcelona.

Wararka sheegaya baadigoobka Barcelona ee laacibka Paul Pogba. inay fursad weyn u tahay inuu ka tartamo koobab badan oo aanu hada ka tartamin sidaa waxa aaminsan ciyaartoyga afka hore uga dheela kooxda Barcelona Luis Suarez.

Pogba labadii  sano ee uu joogay Manchester United wuxu ku jiray marxalad adag , taaso ay sabab u tahay xidhiidh xumada ka dhaxaysa  tababarihiisa Jose Mourinho.

Mourinho oo xiliyada qaar fadhiisiyey kursiga badalka, ciyaara adag oo muhiim ahna aan soo galin Pogba, balse  ka bacdi markii uu wacdaro ka dhigay koobkii aduunka ee ina dhaafay ayaa Barcelona aad u baadi goobtay siday u heli lahaayeen.

Suarez ayaa saxafada u sheegay ”Pogba waa ciyaartoy Tayo aad u heer saraysa leh, hadii uu Barca yimaado wuxuu ka tartami lahaa koobab badan oo aanay hada kooxdiisu ka tartamin. Inkastoo aanu lahayn qaab ciyaareedkii Barcelona balse waxaan shaki ku jirin inay Barcelona laga soo dhaweeyey ciyaartoya tayada leh”

Attachment

Leave a Comment