__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

QIIMAYNTA FIFA19 OO LAGU DHAWAAQAY

EA Sport oo bilawday inay soo gudbiso qaar kamida 100 ciyaartoy ee ugu fiican

EA sport ayaa soo saartay  qiimayn 100 ciyaartoy ee fifa19 waayadan lasugayey.

ciyaatoyga ka mid noqon doona fif19 oo laga isticmalo  ciyaar gacmeeda aduunka ugu caansan sida; Xbox One, Playstation4,PC iyo Nintendo. shirkadahan ciyaar gacmeedka caanka ku ah oo sugayay waaydan, ayaa si rasmiya fifa19 u bilawday inay soo gudbiso 100 ciyaatoy. Sanadkii hore laacibka kowaad waxa ku guulasytay C.Ronaldo.Fif19 oo kasoo bilawday xaga hoose ayaa soo gudbiyey 40 ugu hooseeya boqolka laga bilaabo 100 ilaa 40

waxa sidoo kale aan shaki ku jireen ciyaartoyga aan sinaba uga maqnaan doonin 20 ugu sarayn doona, kuwa laysku raacay waxa kamida  Lionel Messi, Mpabe, Ronaldo, Pogba, Modric,lewandowski, Mohamed Salah iyo Eden Hazard.

Hadaba halakan waxan kusoo gudbin doona 100 ciyaartoy 40 ugu hooseeya oo fifa shaacisay

waxaana kamida

100.Kastos Manolas( Roma), 99.Riyad Mahrez(man.city)98. Ibrahimovic(LA Galaxy) 97.Raheem Sterling(man.ciy)

96.Matuidi(Juventus) 95.Asensio(Real Madrid) 94.Milinkovic savic(Lazio). 93.Kimmich(Bayern Munchen).

92. Dzeko(Roma) 91.Koke(Atletic Madrid) 90.Marcos Reus(Bayern Munchen) 89. Filipe Luis(Atletico Madrid)

88. kompany(man.city) 87.Robben(Bayern munchen) 86.Alisson(Liverpool) 85.Alaba(Bayern Munchen)

84.Fabinho(Liverpool) 83.Vidal(Barcelona) 82.Van Dijk(Liverpool) 81.Diego Costa(Atletico Madrid)

80.Nainggolan(Roma).

Akhristayaal hadba wixii lasoo fifa 19 soo gudbiso waanu idinla socod siin doona

Leave a Comment