__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

REAL MADRID OO KU DHAWAAQDAY CIYAARTOYGEEDA U SAFAN DOONA 2018-19 CHAMPIONS LEAGUE GA

REAL MADRID OO KU DHAWAAQDAY CIYAARTOYGEEDA U SAFAN DOONA 2018-19 CHAMPIONS LEAGUE GA
REAL MADRID AYAA SOO GUDBISAY LIISKA CIYAARTOYGA UGA QAYB GALI DOONA CHAMPIONSLEAGUE GA

UEFA oo so bandhigtay ciyaartooyada 32 kooxood ee ka safan doona tartanka Horyaalka Yurub ee xili ciyaardkeeda 2018-19.

Halkan waxaynu ku soo bandhigi doona Ciyaartoyga uga dheeli doona Kooxda Real Madrid

GOOL HAYAASHA:

Keylor Navas, Thibaut Courtois, Kiko Casilla , Luca Zidane

DUFAACA:

Dani Carvajal, Jesus Vallejo, Raphael Varane, Sergio Ramos, Nacho, Marcelo, Sergio Reguilon

Alvaro Odriozola, Adri, Javier Sanchez, Sergio Lopez

DHEXDA:

Casemiro, Marcos Llorente, Toni Kroos, Luk Modric, Dani Ceballos, Isco Alarcon, Fede Valverde, Jaime Seoane, Franchu.

WEERARKA:

Gareth Bale, Lucas Vazquez, Karim Benzema, Marco Asensio, Mariano Diaz, Vincius Junior, Cristo Ramon, Gonzalez Perez.

Tababaraha Real Lopetegui, wuxuu ku soo daray ciyaartoy da’ yar oo akadhamiyada uu kasoo saaray, oo ilaa hada aan ka muuqan garoomada intii ay Real ciyaartay xili ciyaareedkan.

Real Madrid waxay dufaacanaysaa koobkan oo kii ugu danbaysay ay ka qaaday Liverpool.

Waxay isku group yihiin Roma, CSKA Moscow, and Viktoria Plzen.

ciyaarta ugu horeysa waxay wada dheeli doona kooxda ka dhisan Casimada Talyaaniga ee Roma, September 19 gegada Bernabue.

 

Attachment

Leave a Comment