__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

SUAREZ: MESSI WUXU, U QALMAA INUU KU GUULAYSTO KOOBAB BADAN OO CHAMPIONS LEAGUE AH

SUAREZ: MESSI WUXU, U QALMAA INUU KU GUULAYSTO KOOBAB BADAN OO CHAMPIONS LEAGUE AH
Lionel Messi wuxuu ku guulaystay afar Champions League oo kala ah 2006, 2009, 2011 iyo 2015. balse Suarez oo sheegay inuu u qalmi intaa in ka badan.

Luis Suarez wuxuu aaminsan yahay saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin  afartaa champions league in kabadan inuu  ku guulaysto.

Messi oo guud ahaan la qaaday kooxdiisa Barcelona 33 koob, Shan jeerna ku guulaystay Laacibka dunida ugu wanaagsan.

Suarez oo waraysi siiyey jariidada RAC1, wuxu cadeeyey Messi inuu sanadkan la soo galay dar dar iyo jawi fiican.

Messi hada waa Kabtankii kooxda waa hogaamiyihii kooxda, waxaanu haysana tababare tayo fiican, sidoo kale kooxdu waxay soo iibisay ciyaartoy aad u fiican. sidaa daraadeed Messi wuxuu u qalmaa inuu u guulaysto koobab fara badan.

Suarez oo mustaqbalkiisa ciyaareedka ka hadlayaa wuxuu sheegay inuu doonayo inuu ciyaaraha kaga fadhiisto kooxda Barcelona.

Suarez oo hada 31 jir ah ayaa wuxuu sheegay inu ku faraxsan yihiin isaga iyo reerkiisuba inay joogan barcelona.

waxaanu yidhi waxaanu rajaynaynaa ilamahaygii sadexaad. mustaqbalkayga ciyaareedna wuxuu ku soo gaba gaboobi  doona Kooxda Barcelona

 

Attachment

Leave a Comment