__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

Tababaraha kooxda Real Madrid Lopetegui oo messi u jawaabay.

Tababaraha kooxda Real Madrid Lopetegui  oo messi u jawaabay.

Lionel Messi yaanu nooga war warqabin inuu Ronaldo naga tagay waa hadaladii kasoo yeedhay tabaraha cusub ee Real Madrid Mr. Lopetegui.

Julen Lopetegui ayaa digniin u daray Messi kabacdi markii u shalay saaxafada ka sheegay inay kooxda Real awoodeedi aanay sidii hore ahayn isagoo ku sababeeyay ka tagitaankii Ronaldo, sidoo kale messi oo sheegay inay Juventus sanadkan looga cabsi qabo inay ku guulaysato horyaalka yurub.

Tababaraha cusub ee kooxda Real oo arinkaa ka gilgishay ayaa saxafada u sheegay wax shakiyi kuma jiro awooda ciyaartoyda aanu haysano. Inkasto kooxda Real Madrid ay ku guuldarasatay inay qaado EUFA Super Cup, kooxda ay isku magalada yihiin Atletico ay qaraacday, hadana waxaan shaki ku jireen inay dar dar fiican iyo ciyaar wanaag ay la soo galeen la ligaha iyagoo sadexdii ciyaarood ee ay ciyaareebna badiyey.

Hadaba Lopetegui isagoo lahadlayey jariidada caanka ee Onda Cero ayaa wuxu hadalkiisi u dhigay sidan

” Wax shaki ah igagama jiro ciyaartoyga Real Madrid.

”Ilaa hada si fiican ayaanu wax u wadnaa inkastoo ilaa hada bar bilaw lagu jiro sadex usbuucna ay naga xigaan Champions league

” Hadaf kayagu waa noo cad yahay waxaanu doonayna inaanu ku guulaysano wax walba xili ciyaareedkan

Attachment

Leave a Comment