__gaTracker('require', 'displayfeatures'); __gaTracker('require', 'linkid', 'linkid.js'); __gaTracker('send','pageview', location.pathname + location.search + location.hash); } else { console.log( "" ); (function() { /* https://developers.google.com/analytics/devguides/collection/analyticsjs/ */ var noopfn = function() { return null; }; var noopnullfn = function() { return null; }; var Tracker = function() { return null; }; var p = Tracker.prototype; p.get = noopfn; p.set = noopfn; p.send = noopfn; var __gaTracker = function() { var len = arguments.length; if ( len === 0 ) { return; } var f = arguments[len-1]; if ( typeof f !== 'object' || f === null || typeof f.hitCallback !== 'function' ) { console.log( 'Not running function __gaTracker(' + arguments[0] + " ....) because you are not being tracked. " + mi_no_track_reason ); return; } try { f.hitCallback(); } catch (ex) { } }; __gaTracker.create = function() { return new Tracker(); }; __gaTracker.getByName = noopnullfn; __gaTracker.getAll = function() { return []; }; __gaTracker.remove = noopfn; window['__gaTracker'] = __gaTracker; })(); }
 

YAABKA YAABKIISA!

YAABKA YAABKIISA!
Messi oo iska waayey saaxada tartanka laacibka dunida ugu fiican, MPabe oo khibrad loo sheegtay, Neymar oo hungoobay. Ronaldo, Modric iyo M.Salah yaa ku guulaysan doona laacibka dunida ugu fiican?

C.Ronaldo, Luka Modric iyo Mohamed Salah ayaa noqday sadexda nin ee u tartami doona laacibka dunida ugu wanaagsan 2017-2018.

Ronald iyo Modric waxay sabab u ahaayeen inay Kooxd Real Madrid ku guulaysato tartanka ciyaaraha yurub.

Salah oo 44 gool oo cajiiba u dhaliyey kooxdiisa Liverpool, xili ciyaareedkii ina dhaafay.

taasi waxay sabab u noqotay in laacibka weyn ee Lionel Messi uu iska dhex waayo sadexeda nin ee u tartamayaa laacibka dunida, inkastoo uu kooxdiisa Barcelona uu ka caawiyey inay ku guulaysato La Ligaha.

waa markii ugu horeysay ee Lionel Messi mudo 12 sano ah uu ka dhex maqnaado sadexda nin ee u tartamaya laacibka dunida ugu wanaagsan.

Luka Modric wuxuu wacdaro ka dhigay world cupkii 2018 isagoo u horseeday Qarankiisa  croatia inay final gaadhaan.

Mohamed Salah oo awood ka muujiyey tartan ciyaardkii Champions league, isagoo ka caawiyey kooxdiisu inay gaadhaan ciyaarta kaba danbaysta , inkastoo uu dhaawac kasoo gaadhay garabka uu uga baxay ciyaartii finalka.

sadexda tababare ee iskugu soo hadhay, tabaraha aduunka ugu fiican oo kala ah

Tababaraha Qaranka Faransiiska Didier Deschamps

Tababaraha Qaranka croatia Zlatko Dalic iyo tababarihii hore ee kooxda Real Madrid Zinedine Zidane.

Sadexda dumara ee isku soo hadhay oo kala ah

Ada Hegerberg oo u ciyaarta kooxda lyon una dhalataya wadanka norway

Dzsenifer Marozsan oo u ciyaarta xulka qaranka Germayn iyo laacibada weyn ee reer Brazil Marta.

Hadaba abaalmarinta waxa lagu qaban doona caasimada ingiriiska ee london maalinta isniinta bishu markay tahay September-24

 

 

Attachment

Leave a Comment